Dalka Ma Ka Samataxbixi Karaa Darandoorriga Ah: Daad Ama Abaar ?

Dhammaanteenna waxaan la soconnaa dhibaatada ay fatahaadda webiga iyo daadadka sababeen  gobollada Hiiraan iyo aagag kale ee dalka. Magaalada Beled Weyne ooy deggan yihiin dad ka ku dhaw nus malyuun ayaa 85% (Boqolkiida 85) guryaheeda laga barakacay, dhimasho naf, duunyo, dalag iyo hanti baaba’day. Doon 20 ruux sidda oo gaddoontay, welina masiibada way taagan tahay … Continue reading Dalka Ma Ka Samataxbixi Karaa Darandoorriga Ah: Daad Ama Abaar ?